Muqdisho, 7th December, 2014.. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyey go’aankii xildhibaanda Baarlamaanku ay...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa dhamaystirtay xubnaha maamulka gobolka Shabeellaha dhexe iyo kan degmada Jowhar. Agaasimaha...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ayaa aqoon isweydaarsi looga hadlayay geedi socodka horumarka u qabatay xubno ka socday qeybaha bulshada...
Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukunno kuriday askar lagu soo eedeeyay in ay jidgooyooyin dhigteen iyo gacan...
Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul insaanka ayaa maanta xafiiska ku qaabishay wafdi dhinaca xuquuqda aadanaha oo ka socda...
Xafladan oo ay soo abaabuleen waxgaradka iyo aqoonyahanka ka soo jeeda Gobolada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ee ku nool magaalada...
Arday deeq waxbarasho lacag la’aan ah oo ka heshey dalka Sudan ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho, kaddib markii...
Tartan Isboorti oo ku saabsan isdhexgalka bulshada oo 22-kii November ee bishii la soo dhaafay ka furmay degmada Shangaani oo...
RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa kulamo muhiim ah ka wada magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho