Muqdisho, 04, Dec, 2014....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee kooxaha...
kulanka baarlamaanka ee maanta oo soo gaaray galabta ayaa waxaa soconaya dooda xildhibaannada, iyadoo xildhibaanada maanta loo qeybiyey waraaqaha xildhibaanada saxiixey...
Siminaarkan oo socday muddo 5 maalin ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya,...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kulanka shir gudoominaya ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ka codsady in ay is qoraan...
Wafdiga ka socda Jaamacadda Carabta oo uu hogaaminayo R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimha Dibadda dalka Kuweiyt Sheekh Sabaax Khaalid...
War hadda naga soo gaaray garoonka Diyaaradaha Aadan C/lle Cismaan Aadan Cadde ayaa waxaa uu ku waramayaa in Daqiiqado ka...
kooxo hubeysan ayaa degmada Xamarweyne saaka ku dilay mudane hore uga tirsanaa Baarlamanka. Warka ayaa intaasi ku daraya in kooxo...
Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta ayaa lagu wadaa in maanta ay booqasho ku yimaadaan magaalada Muqdisho. Wafdiga ka socda Jaamacadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku boorriyay beesha caalamka iney caawiyaan maamul goboleedyada dalka ka dhismaya....
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...
Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho