10 December 2014 Munaasabadda Xuquuqul Insaanka, waynu ka hadlaynaa. Waxaynu cambaareynaynaa maamullada diida xuquuqda qof kasta ama koox kasta. Waxaynu...
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar uga furtay xubno ka socda guddiga farsamada maamul u...
Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gebagebeeyay tartan Isborti oo kubadda cagta ah oo ay ka qeyb galeen...
Maxkamadda sare ee maamulka Galmudug ayaa ka hadashay baahida loo qabo sidii wax looga qaban lahaa kooxo burcad ah oo...
Kooxo hubeysan ayaa saakay magaalada Muqdisho ku dilay Ibraahim Maxamuud Xaamud oo ahaa ku simaha guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD ee magaalada...
Shir looga hadlayo dhibaatooyinka heysta qaxootiga Qaarada Afrika ayna ka qeybgalayaan wakiillo ka kala socda baarlamaanada Afrika ayaa lagu wadaa...
Shirka baarlamaannada wadamada Jaamacadda Carabta oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Qaahira ayaa lagu wadaa in maanta la soo...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...
Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho