Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa loogu qeybiyey Mooshinka Kalsooni kala noqoshada Xukumadda...
Degmada Ceel Buur ee gobolka Galguduud, waxaa ka muuqda horumar dhinaca nolosha ah, dadkii ka barakacay ayaa bilaabay inay dib...
Ciidamada ammaanka ee dalka Masar ayaa xabsiga dhigay muhaajiriin isugu jira Afrikaan iyo Carab tahiibayaal ah oo ay ku jiraan...
Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa shacabka Muqdisho deggan ugu baaqay inay hay’adaha...
Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayagoo ka hadli doono mooshinka ka dhanka ah xukuumadda ee ay...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Mas'uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga iyo warshadaha oo maalmahan safar ku joogay dalka Talyaaniga yaa kulamo kale duwan la yeeshay...
Xaruumihii ay ay ku sugnaayeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa oo ay la wareegeen...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...
Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho