Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, waxaana Garoonka diyaaradaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa guddoomiyay shirka Agaasimeyaasha Guud iyo Agaasime Waaxeedyada Maamulka...
Madaxda Soomaaliyeed oo uu ugu horreeyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,waxaa kala dhaxeeyo dhallinyarada Soomaaliyeed,Xiir soo jireen ah kaas oo salka...
Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Qaraxi Liido, Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqadir, ayaa shir guddoomiyay kulan uu guddigu ku yeeshay xarunta dhexe ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi l uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira ee dalka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahalkii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Ethiopia...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taas oo...
Waxaa magaalada Qahira ee Caasimadda dalka Masar lagu soo afmeeray kulanka Toddobaadka Soomaaliya oo sannad kasta la qabto. Barnaamijka ayaa...
Ku simaha Wasiirka Gaashaandhigga ahna Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Cumar Cali Cabdi oo uu wehliyay Taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kulliyadda...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta in kabadan 3.000 oo qoys waxa ay gargaar ugu qeybisay degmooyinka Kaxda, Deyniile iyo...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho