Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa maanta goโaan ka soo saartay kiiska Dable NISA Mahad Cali Cabdi โMadaxeeyโ iyo...
Culimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraaโid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in dalka laga difaaco gardarrada...
๐ Codso Hadda: https://bit.ly/upeace-cohort8-admission Ku biir Cohort-ka 8aad ee UPEACE! โ Jaamacada Qaramada Midoobey ๐ Ha seegin fursaddan cajiibka ah...
Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin, oo uu wehliyo Taliyaha howlgallada gaarka ah ee ciidamada Mareykanka Colonel...
G/Sare Axmed Khalliif Jiinow ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Military-ga Afrika ee u qaabbilsan gobolka Bariga Afrika....
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya HE Dr. Ali Haji Adam ayaa shir guddoomiyey Kulan muhiim ah...
Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa maanta si wadajir ah u qabtay kulan wadatashi...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa qoraal ka soo baxay Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka. La deg lifaaqa...
Waxaa magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast lagu soo gabagabeeyay Kalfadhiga 10-aad ee gaarka ah ee Shirka Wasiirada Afrika ee...
Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle Sare Maxamud Cabdixakiin Yuusuf ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah warbaahinta ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Baniโaadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho