Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa booqasho shaqo oo hal toddobaad ah ku...
Waxaa maalintii labaad galay aqoon isweydaarsiga ku saabsan hoggaaminta wax ku oolka ah ee hoggaanka sare ee bahda Cadaaladda iyo...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed faray in looga baahan yahay in...
Hogaamiyayaasha dunida ayaa taageero u muujiyay madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Mr.Donald Trump, ka dib markii la isku dayey in...
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan Khawaarijta ka wada bariga gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan miinooyin ay...
Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in caawa lasoo xiray Faadumo Qaasin Maxamed oo loo yaqaano (Faadumo...
Afhayeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Cabdiqani Maxamed Qalaf oo warfidiyeennada la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyey shaqaaqaddii maanta ka dhacday gudaha...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta weerar culus ku qaaday Khawaarij si dhuumaaleysi ah ku soo gashay deegaanka...
Kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe waxaa...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo ah Sabti, kulan duco ah u qabatay Allaha u naxariistee, Marxuum...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...
Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka deegaanka ee ku jira dugsiga tababarrada Qoriloow...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho