Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah-furay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in qabashada shirkan,...
Cabaas Amiin oo ah Madaxii Maaliyadda Khawaarijta u qaabilsanaa Gobolka Mudug ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee...
Howlgal qorshaysan oo ay qaadeen ciidanka deeganka ee ka howlgalaย degmada Xarardheere ayaa ku guleystay in ay soo burburiyaan fariisime...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amni xaqiijin ah waxay ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada Dhexe....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ka daahfuray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo sanadkii labaad lagu qabanayo...
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ka qeybgalay kulan u dhaxeeyay Maamulka Degmada...
Shirweynaha labaad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa inuu maanta ku furmo magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlaya Midnimada umadda...
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ka qeybgalay kulan u dhaxeeyay Maamulka Degmada...
Taliyaha Akadeemiyada Boliiska Sareeye Guuto Cabdikariin Xuseen Macalin ayaa maanta furay tababar ku saabsan wada shaqeynta bulshada iyo Booliska (Community...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ฒ๐ธ๐ต๐ ๐๐ธ๐ต๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฅ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ผ๐๐๐ฎ๐น๐ถ, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hayโadda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho