Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay’adda ku soo dhaweeyay safiirrada Soomaaliya u joogo...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda waxa uu ku soo dhaweeyay Safiirada Soomaaliya u...
Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay kursi aan joogto ahayn ku yeelato Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo aan lagula...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan mas’uuliyiinta maamulka degmada Cadaado iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta magaalada Jowhar kula kulmay wakiilo ka socday safaaradda Mareykanka...
Shirwaynaha xafiisyada hantidhowrka labada heer ee Dowladda Federaalka oo muddo saddex maalmood ka socday magaalada Muqdisho oo diiradda lagu saaray...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib u dhiska iyo Guryeynta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad uu ka jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo...
-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa tababar kor loogu qaadayay aqoonta dhallinyarada iyo mutaddawiciinta Soomaliyeed ugu soo xirtay Muqdisho. Tababarkan ayaa...
Shirka Saameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo kicinta colaadaha ay ku leeyiihiin nabadda iyo xasilloonida ayaa maanta ka furmaya...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...
Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho