Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada Dowlada Federalka oo kaashanaysa Wasaaradda Deegaanka Galmudug iyo Maamulka Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad...
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Maanta ka qeyb qaatay Munaasabad lagu weyneyney Maalinta Deegaanka Adduunka...
Eedeysane Maxamuud Maxamed Macalim Maxamuud “Karaama” , ayaa loo soo xiray kamid ahaanshaha Khawaarijta, gaar ahaan inuu u Qaabilsanaa aruurinta...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin oo wehliyo Taliyaha Ciidamada Dowladda Talyaaniga, ayaa u bax dhigay Taallada...
Kusima Ra'iisal Wasaaraha dalka ahna Ra”iisal Wasaare Ku-xigeenka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Soomaaliya Mudane Salaha Ahmed Jama iyo wefdi uu hugaaminayo,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Madaxweynaha hay’adda horumarinta Kuuriyada Koofureed (KOICA) CHANG,...
Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa la kulamay Guddoonka sare ee hay’adda Al-bayaan ee ka jirta dalkan South africa....
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Roobow,ayaa kulan la qaatay madaxda u adeegayso xujayda Soomaaliyeed....
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Xildhibaan Fardowsa Cismaan Cigaal,ayaa Xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Midowga Yurub ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...
Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho