Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Awqaafta Galmudug oo booqday furimaha Ciidanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Awqaafta Galmudug oo booqday furimaha Ciidanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isku duwaha Gobalka Mudug ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Galmudug Macalin Cabdullaahi Axmed Xirsi oo ay wehliyeen qaar ka mida Culimada Gobalka Mudug ayaa booqday qaar ka mid ah Ciidamada ku sugan deegaanada Koofurta Gobalka Mudug ee qeybta geesiyada naftood hurayaashaa ee ka wada koofurta Gobalka sifeynta haraadiga Naf la caarigaa ee khawaarijta Argagixisadaa

Isku duwaha iyo Culimadii wehlisay ayaa bogaadiyay shaqada adag ee ay ciidanku u hayaan dalkooda dadkooda iyo difaaca diinteena Suuban iyagoona sheegay in ay qeyb ka mida Cibaadada gaar ahaan Jihaad ay ku jiraan kii ku shahiidana uu yahay Ahlu janno

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu dambeyn Saraakiisha Ciidanka ayaa dhankooda ka mahadceliyay booqashada ay ugu yimaadeen Mas’uuliyiinta Wasaaradda Awqaafta iyo Culimada la socotay, iyago xusay in dhiiri galintu ay tahay mid door weyn ka qaadaneeysa In khawaarijta Naf la caarigaa laga sifeeyo deegaannada yar ee ay ku harsan yihiin Ciidankuna uu heegan ugu jiro sidii looga xoreeyn lahaa deegaannada ay ku harsan yihiin ee Gobalka Mudug .

Previous Post

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

Next Post

Shirka Horumarinta Beeraha oo lagu qabtay Jowhar

Next Post
Shirka Horumarinta Beeraha oo lagu qabtay Jowhar

Shirka Horumarinta Beeraha oo lagu qabtay Jowhar

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In