Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan ururka 86-aad ee guutada 77, ayaa Howlgal sifeeyn ah ka sameeyay Deeganka Baraag Shiikh Caamir,...
Ciidanka Boliiska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa howlgal lagu Baacsanaayo Khawariijta ka sameeyeen Deegano hoos yimaada Degmada Buurhakaba...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta sheegay in isbeddel uu ku samayn...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyaga oo...
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga Hakan Fidan oo ay ka...
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Yuusuf oo ah guddoomiyaha guddiga Qaranka ee todobaadka xorriyadda oo ay wehliyaan...
Taliyaha Ciidanka kumaandooska Danab ee Jubbaland Carab Dheeg, ayaa shacabka deegaanka Buulo-Xaaji ka ballan-qaaday in deegaanka aysan Khawaarij ku soo...
Waxaa fooda inagu soo haayo todobaadka xuriyadda,Waxaa sida caadiga ah loo xirsaraa madax ka tisan dowladda inay ka shaqeeyaan maalmahaas,Qiimaha...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab,ayaa shacabka ku dhaqan degaanka Ceeloow ee hoos taga degmada Warsheekh ku...
Wafdi uu hoggaaminaayo xildhibaan Cabdimaali Cabdalla oo ay ka mid yihiin Saraakiil ciidan iyo Odayaal dhaqan oo safar dhanka dhulka...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho