Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa labo Gaari oo nooca gargaarka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo dalkeenna uga howlgeli doona qaar...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale, ayaa tababar u soo xiray...
Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo ganacsatada Soomaaliyeed,ayaa ka qeybgalay Bandhigga suuqweynaha Muqdisho oo sanadkii 5-aad oo xiriir ah lagu...
Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Safiir ku xigeenka Safaarada Turkiga Danjire Armağan Ardoğa kala...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 16-aad...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta labo Gaari oo nooca gargaarka...
1- Madaxweynahe Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in xadgudubka Ethiopia ee badda Soomaaliya aan la aqbali karin, isla markaana aysan...
Guddiga Maaliyadda , Miisaaniyadda, Qorsheynta Iyo la xisaabtanka hay’adaha dowladda ee Golaha Shacabka BJFS oo uu hogaaminayo guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan...
Kulan howleed lagu soo bandhigayay wada tashiga dib u eegista Istaraatiijiyadda Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fekerka xagjirka...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho