Wasiirka MaaliyaddaXukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shalay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shir muhiim ah kula yeeshay masuuliyiinta...
Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka XFS HE.Dr. Maryan Maxamed Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen...
Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Banaadir ayaa la filayaa in maanta markii labaad ay dhageysato kiiska dacwadda ah ee ka dhanka...
:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed gaar ahaan Urarada 46-aad iyo 47-aad ee Guutada 8-aad qeybta 60aad ayaa xalay howlgal qorsheysan oo...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Banjul ee dalka Gambia kulan kula qaatay Wasiirka...
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Yuusuf Xoosh oo uu wehliyo Wasiir...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib u dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali Dhaay oo ay wehlinayaan...
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta kormeeray xarunta taliska guutada 17-aad ee kumaandooska Gorgor....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah kula qaatay xafiiskiisa Wakiilka gaarka ah ee...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho