Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in taako ka mid ah dhulka, badda iyo hawada...
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha Japan Airlines, ayuu dab ku qabsaday wadada ay ku ordaan diyaaradaha ee Haneda International Airport...
Golaha Wasiirada ayaa maanta war-murtiyeed ka soo saaray heshiiskii ay Somaliland la gashay Itoobiya, waxayna ku tilmaameen mid “faragelin ku...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 175-aad, guutada 17-aad ee Kumaandooska Gorgor ayaa saqdii dhexe ee Xalay howlgal qorsheysan...
Wasaaradda caafimaadka Qaza ayaa sheegtay in 50,000 oo Haween Uur leh iyo 900,000 oo Carruur ah anay haysan daryeelkii Caafimaad...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed mudane, Xasan Sheekh Maxauud ayaa lagu wadaa in maanta uu Khudbad u jeedinaya Baarlamaanka Labadiisa Aqal,...
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ayaa maanta xabsi daa’in ku xukuntay Ibraahim Cusmaan Macallin Abiikar oo ka tirsanaa kooxda khawaarijta ah....
Kooxda Xuutiyiinta Yeman ayaa weerar loo adeegsaday Gantaallada Ballistic-ga ah la beegsaday Markab dagaal oo Maraykanka leeyahay oo marayay meel...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow , ayaa maanta kormeer dhiiri-gelin ah ugu tegay Ciidanka Xoogga dalka...
Labo dhaqarqabe oo ka tirsanaa khawaarijta Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay gacanta ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka qeybtooda Gobolka Bakool....
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho