Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Jabuuti ku daah-furay shirka sanadlaha ah ee Machadka...
Warbaahinta Isra’iil ayaa sheegtay in Garoonka Diyaaradaha Israa’iil ee Ben Gurion, uu codsaday 600 oo shaqaale ah oo aan mushahar...
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa si faahfaahsan uga hadlay qorshaha ciidamada Qaranka ay kula...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa degaanka oo is kaashanaya ayaa saaka la wareegay degaano dhaca Koonfurta gobolka...
Tan iyo markii uu qarxay dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, ayaa waxaa markii ugu horreysay marinka Qaza galay Gawaari...
Wasiirka Horumarinta iyo arrimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska, Mudane Andrew Mitchell, ayaa ka hadlay xiriirka dhow ee ka dhaxeeya dowladda...
In ka badan 110 qof ayaa dhintay kadib dhul-gariir cabbirkiisu yahay 5.9 oo habeenimadii xalay ku dhuftay gobolka Gansu ee...
Shirweynihii 9-aad ee golaha qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti, oo uu kaga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa booqasho-tacsiyeed ku tagay dalka Kuweyt ayaa la wadaagay Amiirka dalkaas...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho