Qaadi ka socda Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobolka Nugaal ayaa dhaariyay Guddoomiyayaasha heer Gobol iyo Degmo ee Guddiga Ku Meel...
Wakaaladaha wararka ee Ruushka ayaa maanta oo Khamiis ah soo wariyay in 3 boolis ah lagu dilay 8 kalana lagu...
Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka Sacuudiga iyo Iiraan, Amiir Faysal Bin Farxaan iyo Xuseen Amiir ayaa kulan ku yeeshay caasimadda Shiinaha...
Dowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo lagu doonayo sidii ay guulo wax ku Ool ah uga gaari lahayd dagaalka ka dhanka...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga 2-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta...
Ergayga Gaarka ah ee Arrimaha Soomaaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta xafiikeeda kula kulmay Ku-simaha Wakiilka Xog-hayaha Guud ee...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimiladda Aadam Aw Xirsi iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa maanta guddoomiyay shir amni oo ka dhacay magaalada Laascaanood. Shirka...
Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, iyagoo muujinayay dareenkooda ka dhanka ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir muhiim ah oo u...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho