Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray warbixinta Sahanka Miisaaniyadda Qoyska Soomaaliyeed, taas oo...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige, ayaa si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga...
Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray masuuliyiinta...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa furay Shir Sanadeedka 5aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo lagu...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga...
Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa gacanta ku dhigay horjoogihii maaliyadda ee khawaarijta u qaabilsanaa gobolka mudug iyo horjoogihii...
Munaasabadda daahfurka oo dhacday aqalka Madaxtooyada waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka mid ah golayaasha dowladda Fadaraalka, labda gole ee...
Kuuriyada Waqooyi ayaa laba gantaal oo kuwa ridada gaaban ah ku ridday xeebaha bari ee gacanka, sida laga soo xigtay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay galinkii dambe magaalada Addis- Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmay dhiggiisa...
Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryan Maxamad Xuseen oo matalaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay Kalfadhiga 36-aad ee Madasha...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwo deegaanka ayaa maanta jab xooggan gaarsiiyey kooxda Khawaarijta ah, kadib markii ay isku dayeen inay...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 2nd January, 2026 1- The Federal Republic of Somalia expressed thankfulness...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 2-da Janaayo, 2026 1- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mahadnaq ballaaran u...
Maamulka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan doorka Qurbo joogta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho