Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC), oo ah gole madax banaan oo ay shaqadoodu tahay in ay bulshada ka ilaaliyaan xadgudubyada...
Askari ka tirsan ciidamada Uganda ayaa toogasho ku dilay mid kamid ah wasiirada dalkaasi oo sida la sheegay uu ilaalo...
Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray Barnaamijka qaran ee Tirakoobka Dadka iyo Guryaha Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo ku-xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay eu qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki, ayaa...
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Dowladda Suudaan, ayaa shaaca ka qaaday in hoggaanka ciidamada Suudaan iyo kuwa Taageero degdeg ah,...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu qorsheynayo sidii ay dalka ugu dhici lahayd doorasho qof...
Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in 20,000 oo askari oo Ruush ah lagu dilay dagaalka ka socda Ukraine tan iyo bishii...
In ka badan 50 ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa ciidanka xoogga dalka waxay ku laayeen Degaanka Cali -qaboobe oo qiyaastii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Dood-furan oo si toos ah ay shacabka Soomaaliyeed ugu...
Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaabilay danjiraha dowladda Federaalka Ruushka u qaabilsan dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov oo...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi heer...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho