Wasaaradda waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS ayaa maanta daah furaysa shirweynaha waxbarashadda Qaranka ,kaas oo socon doono mudda 5-maalmood...
Wasiirka wasaaradda caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya Mudane, Xasan Macalin Maxamuud ayaa la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay...
Illa 30 qof ayaa la la’yahay, 17 kalena waxaa laga soo badbaadiyay bartamaha badda Mediterranean-ka, kadib markii doonidii ay la...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii hore ee saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay askar katirsan dowladda oo horay ...
Ciidanka xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku lahayd deegaanka Miido ee Gobolka Jubbada hoose. Howgal qorshaysan...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka Danjiraha Jamhuuriyadda...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan miro dhal ah la qaatay Safiirka Shiinaha u...
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan ambabixin ah xafiiskiisa kula qaatay dhibane...
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka furay shir looga hadlayo hirgalinta hannaanka casriga ah ee...
Wasiirka Wasaaradda cadaaladda iyo Arrimaha dastuurka Mudane Xassan Macalin Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiiru-dawlaha Marwo Mumino Sheikh, wasiir kuxigeenka Mudane...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho