shil uu sababay burbur guri oo xalay ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa sababay dhimashada afar caruur ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay inay ka fogaadaan neelaha qatsrta uga...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr Maryan Maxamad Xuseen ayaa daahfurtay mashruuca Mida-Finsom wajigiisa sadaxaad. Mashruucaan ayaa Isla fulinaayaan Wasaaradda Caafimaadka, Hay'adda...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ku soo bandhigay shax ka tarjumeyso Guulaha...
Guddiga Haweenka Xuquuqul Insaanka iyo Arrimaha Beni’aadannimada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar muddo labo cisho ah u socday...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ayaa maanta la wareegay Deegaanno dhaca Galbeedka Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Deegaanadaan...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska ee tababarka...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey...
Guddiga Haweenka Xuquuqul Insaanka,iyo Arrimaha Beni’aadannimada ee Golaha Shacabka ayaa maanta magaalada Moqdisho ugu furmay tababar soconaya labo maalin oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiir Ku-xigeenka Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho