Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta booqday Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ee Qaranka. Somali Disaster Management...
Allaha u naxariistee Xildhibaan Shukri Saalax Cabdullahi oo ka tirsanaa baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa saakay ku geeriyooday magaalada Kismaayo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda...
Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha Mudan Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan guddoomiyaha degmada Warta Nabadda Zeynab Xaabsay, Guddoomiyaha xiriirka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Xafiiska...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda gaar ahaan qaybta mashruuca xakamaynta cudurka Qaaxada ayaa maanta qabatay xuska Maalinta Qaaxada Adduunka, oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga...
Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) oo mdadda dheer kasoo shaqeneysay hirgelinta adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta, ayaa xalay ka daah furtay munaasabad...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...
Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho