Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Cusub ee Wasaarada Caafimaadka iyo gurmadka deg...
Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horay ugu baaqay Madaxweynaha Jahmuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud....
Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha dowlada goboleedka Hirshabeelle Maxamuud Ahmed Gacal ayaa Maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta deegaanka Ceelbaraf ee gobolka...
Markab dagaal oo Ruushku leeyahay oo ku hubaysan hubka nooca loo yaqaan ‘Hypersonic Cruise’ ayaa bisha Febraayo ee soo socota...
Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ciise Guure oo uu wehliyo Guddoomiye ku...
Kooxda khawaarijta Al-shabaab ayaa hada xaladoodu mareeysaa heer gaba qabo ah iyadoona geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka ay khawaarijtu...
Ciidamada Amniga, ayaa soo gabagabeeyay weerar koox Khawaarij ah ay kusoo qaadeen Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir. Ciidamada amniga oo ahaa...
Guddiga Gaadiidka, Garoommada, Dekedaha, Hawlaha Guud iyo Tamarta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudanaya waajibaadkiisa uu u...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiska ku soo dhaweeyey Ra’iisal Wasaare...
Guddiga Warfaafinta, Wacyi gelinta, Dhaqanka, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...
Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho