Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka fuliyay degaanka Bukure oo hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo jab xoogan...
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa mamnuucay in Mootada Nuuca bajaajta loo yaqaan aysan socon karin wixii ka dambeeya 12ka ama lix...
Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Taliyaha qeybta 21aad iyo Guddoomiyaha Degmada Matabaan ayaa maanta kulan laqaatay...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu kamid yahay Wasiir dowlaha Amniga Galmudug, ahna...
Taliya Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka hadlay,Amni darada ka jirto Magaalada Muqdisho. Jeneraal Odowaa: ''Laga...
Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Dalka iyo helistii xogta Ciidankii Eriteria ayaa ka socda KM4 Muqdisho. Banaanbaxaan oo ay soo aggaasimeen...
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminaayo soo aaray degmada Wisil ee gobolka Mudug, ayaa...
Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa howlgallo ka dhan ah Argagixsada AL-Shabaab ka sameeyay...
Sida lagu shaaciyay ra’yi aruurin uu sameeyay xafiiska looga arrimiyo Ruushka ee Kremlin-ka, waxaa lagu ogaaday in sumcada madaxweyne Vladimir...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada ee xukuumadda Galmudug, kaas oo maanta lagu...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho