Dhallinyaradaan ayaa isugu yimid inay ka dhiidhiyaan dagaallo ka soo cusboonaaday Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan Degmada Warshiiq iyo deegaanno...
Barnaamijka Faaqidaada waxa uu idaacada kabaxa maalin walbo warka subax ka dib marka laga reebo maalinta Jimcada waxaana logu gorfeeyay...
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Batroolka iyo macdanta Xukumadda Somalia Mudane Cabdiqaadir Maxamuud Hilaal iyo masuuliyin uu hogaaminayay qaybna ay ka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha...
Ururka 294 aad guutada 29 aad daljir qeybta 27 aad ee ciidanka xoogga dalka ee ku sugan magalada Beladweyn ayaa...
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa shalay si rasmi ah dib ugu furay Xarunta Kaydka Wasaaradda Arrimaha Dibadda...
Safiirka Midowga Afrika u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Warfaa oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahin ka bixiyay...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho