Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Barnaamijka DOOD FURAN oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa marti ku ahaa Guddoomiyaha gobolka Banaadir...
Dagaalka Yaman ayaa daba dheeraaday iyadoo inta badan magaalooyinka Wadankaasi ay gacanta ku hayaan kooxaha xuutiyiinta ee Dalka Yaman....
Gudoomiye ku xigeenka Dagmada Xudur Cabdulaahi cumar Taleefan ayaa Radio Muqdisho u sheegay inay Al shabaab kala,wareegeen tuulooyin Hoostaga Gobolka bakool. ka dib...
Gabadhii ugu horeesay ee Soomaali ah ayaa isu soo sharaxday qabashada xilka Golaha Deegaanka Gobolka Leuven dalka Belgium, iyadoo doorashadaas...
Waraysi uu siiyay Radiomuqdisho codka Jahuuriyada Soomaaliya Macalin Geedoow Aadan Abuukar oo ahaa Horjoogihii Alshabaab ee gobolka Baay ayuu kaga...
Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho