Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe" ayaa ku baaqay in Soomaalida ay isu muujiso qadarin iyo...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda ee Dowlad goboleedka Puntland ayaa mamnuucday in laga kalluumaysto kalluunka nooca lagu magacaabo Indho Buurka iyo...
Guddoomiyaha Degmadda Waajid ee gobolka Bakool Mudane Cabdullaahi Aaden Yariisow ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgallo xaley ka fuliyeen qaybo ka...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in shil gaari oo ka dhacay Gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan deegaan...
Naafadda magaalada Muqdisho ayaa waxaa heysta dhibaatooyin kala duwan waxaana jira dhallinyaro kale oo naafo ah kuwaasoo ka yimid qurbaha...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee Hirshabeelle ayaa maanta siminaar ku saabsan nidaamka dowladaha Hoose, lana gaarsiiyo bulshada u furtay bulshada ku...
Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...
Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...
Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho