Waaxda Caafimaadka qoyska, Qaybteeda caafimaadka carruurta ayaa qabatay xuska maalinta Oofwareenka. Taasoo haddafkeedu yahay in aan dhamaanteen u qareemayno sidii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku hooqday Madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif Sheekh...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka qayb galay qalin Jabinta 346 Arday oo ka baxday Jaamacada Boosaaso. Ardaydan qalin jabisay ayaa...
Maxkamad ku taala dalka Miyanmaar ayaa ku xukuntay wariye u dhashay Mareykanka oo lagu magacaabo Danny Fenster 11 sanadood oo...
Belarus iyo xulafadeeda Ruushka ayaa Jimcahan manta ah ku dhawaaqay in labada dal ay si wadajir ah dhoolatus milateri uga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad qado sharaf ah. Munaasabad qado...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay maxkamadeynta 5-tii bishan ka bilaabatay Maxkamadda AMISOM ee Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho....
Saacadihii la soo Dhaafay Waxaa Deegaano Hoostaga Gabalka Bari ka dhacay Dagaalo u dhaxeeya ciidamada Difaaca Puntland iyo Kooxda nabad...
Taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Wadooyinka Gobolka Banaadir S/guuto Bishaar Abshir Geedi ayaa sheegay in looga baahan yahay Gaadiidleyda kunool Magaalada Muqsisho...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ee (FEIT) gaar ahaan waaxda howlgalka (Operations ) ayaa Siminaar u soo gababeyeey xubno matalaayay...
Howlgal culus oo saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen nawaaxiga deegaanka Buulo-Xaaji ee...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi (Timacadde), oo ay wehliyaan Wasiirada...
Waxaa magaalada Moqdisho ku soo gabagaboobay, Shirka Ka-Jawaabista Abaaraha iyo Amni-Darrada Cuntada dalka kadib dood iyo xog is-weydaarsi miro-dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho