Ciidamadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa caawa Gudaha u galay Magaalada Guriceel, halkaasoo labo Usbuuc ay haysteen Xoogag Hubaysan. Guddoomiyaha Guriceel,...
Wefdi Wasiirro ah oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u saaray arrinta abaaraha ka jira Jubbaland ayaa maanta gaaray...
Xubnihii Aqalka Sare ee ku harsanaa maamul goboleedka Jubbaland ayaa shalay lagu doortay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland. Kusigii 5-aad...
Degmada Hodon ayaa u soo baxday afar- dhamaadka tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021. Hodon oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Dowladda Federaalka ah oo...
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii ku hanjabay inuu eryi doono safiirada dalalka Mareykanka, Jarmalka iyo sideed kale oo...
Geraldine Byrne Nason, oo ah Wakiilka Joogtada ah ee Ireland u fadhisa Qaramada Midoobey, ahna Guddoomiyaha Guddiga hoosaadka Golaha Ammaanka...
Mas'uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo ka qeyb galay munaasabad xariga looga jarayay xarun waxbarasho oo laga hirgeliyay deegaanka Boonyeershe ee...
Wasaaradda caafimaadka Dawlad Goboleedka Puntland ayaa maanta kala wareegtay hay’adda caafimaadka Aduunka WHO qalabka looga hortago COVID-19, kaasi oo loogu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Marwo Nuura Mustafa Mukhtaar, ayaa ka qeybgashay munaasabadda daahfurka Mashruuca Tamarta la Cusboonaysiin...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee JFS, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda, Mudane...
Wafdi ay hoggaaminayaan Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho