Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen.Odawaa Yuusuf Raage ayaa Booqasho rasmi ah oo ku aadan Xoojinta Xiriirka Milatari iyo iskaashi ee...
Wafdi ay hoggaaminayso Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Marwo Sahra Cabdi Maxamed oo ay wehliyaan khuburo iyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo...
Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalle Cawad ayaa maanta soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug...
Taliyaha guud ee ciidanka dalka Suudaan, Cabdifataax Al-Burhan iyo ra’iisal wasaarihii la afgenbiyay Cabdallah Xaamduuk ayaa maanta heshiis ka gaaray...
Tababarkaan ayaa loo qabtay haween ka kala socday ururada haweenka ka dhisan magaalada Xuddur waxa ka soo qeyb galay maamulka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Agaasime Goboleedka dalalka Carabta ee UNFPA...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo...
Wasiiro ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galay munaasabad lacago iyo qalab kale lagu gudoonsiinayay haweyn Dhuusamareeb ku dhameystay barashada...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS mudane Abuka Jeylaani Sheekh ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha Guud...
Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, kuwaas oo ka...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho