Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fowziya Abiikar Nuur ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa...
Agaasimana Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa saaka ku soo dhaweeyay xarunta dhexe Wafdi...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal , ayaa agabkii Doorashada Gollaha Shacabka u kala diray deegaannada Dowlad Goboleedka Galmudug ee...
Magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool maanta oo Sabti ah, waxaa lagu qabtay isu soo bax Roob-doon ah iyadoo boqolaal...
Dagaallo maanta ka dhacay jiidda koonfureed ee gobolka Ma’rib oo u dhexeeyay Ciidamada Yeman iyo maleeshiyaadka Xuutiyiinta, ayaa lagu warramayaa...
Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex carruur ah ay ku geeriyootay, halka saddex kale...
Senator Cabdi Cusmaan Xareed, ayaa ku guuleystay kursigii ugu danbeeyay doorashada Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kadib markii...
Lataliyihii mudada dheer ee madaxweynihii hore maraykanka Donald Trump, Mr Stephen Bannon ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu diiday...
Tartanka kursiga Todobaad ee Aqalka sare ee Galmudug ayaa waxaa ku tartamayay musharaxiinta kala ah Gen Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid)...
Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa waxaa ka socdo mudaaharaadyo looga soo horjeedo go’aanadii ka soo baxay Taliyaha Guud...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho