Degmada Warta Nabadda ayaa u soo baxday Afar dhammadka tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaanmada Gobolka Banaadir 2021 kadib markii...
Guddoomiyaha Guddiga KGM ah ee Doorashoyinka Puntland Guuleed Saalax Bare oo warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay in doorashadii ku...
Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo Maamulka Puntland...
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarigga ka jaray Isbitaal cusub oo laga hirgaliyay...
Waxaa soo idlaatay codayntii doorashada ee Dagmooyinka Eyl qardho iyo Ufayn taasi oo soo bilaabatay 6:00 Aroornimo ee saaka ayna...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Qorshaha Hormarinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya 2021-2025...
Guddoomiyaha Midowga Africa ayaa walaac ka muujiyay xaaladda dalka Suudaan kadib markii ciidamada milateriga la wareegeen xukunka dalka. Guddoomiyaha Africa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tagay dekadda Muqdisho,isagoo u kuurgalay habsami u socodka...
Kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay baahiyaha adeegyada bulshada ee ka jira Gaalkacyo ayaa waxaa maanta Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo...
Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadam Cabdinaasir iyo wafdi uu Hoggaaminayo...
RADIO MUQDISHO:- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buula Fulaay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho