Khilaaf weyn ayaa ka dhex bilaawday hoggaamiyeyaasha kooxda Daalibaan oo ku saabsan sida loo dhisayo dowladda cusub ee Afghanistan, sidaana...
Waxaa lasoo gabagabeeyey wajigii koowaad ee doorashada senatorrada Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ka soo gelaya HirShabeelle, waxaana Jowhar lagu...
Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa maanta kulan Muqdisho kula yeeshay wakiillo ka socday Midowga Yurub. Kulanka...
Inaa Lillaahi Wa inaa Ileehi Raajicuun. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu ka digayaa isku day kasta oo lagu marin habaabinaayo Kiiska Ikraan Tahliil. Sidoo...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa ku wareejiyay agabkii codaynta lagu qaban lahaa Guddiga maamulka Doorashada gobolada Waqooyi ee...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta la kulmay qaar ka mid ah danjirayaasha Beesha Caalamka u...
Tababarkaan oo ay iska kaashanayaan taaba galintiisa Jaamacadda Gaalkacyo iyo hay'adda UNDP ayaa uga furmay Magaalada Gaalkacyo Qaar ka mida...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Roble ayaa la kulmay Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga oo uu kala hadlay...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa safiirka...
RADIO MUQDISHO:-Maanta oo ku beegan 27-ka Juun, Jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dabbaaldegaysaa sannad-guuradii 49-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa ka qaybgalay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ugu...
RADIO MUQDISHO:- Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho