Xiriirka Caalamiga ah ee Saxafiyiinta ayaa sheegay in xaalad argagax iyo cabsi leh ay ku jiraan Saxafiyiinta ka howl gala...
Deegaanka Xinlabi ee gobolka Mudug ayaa laga fulliyey dawayn lacag la'aan ah oo ay ka faa'iideysteen in ka badan 300...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka guud ee Amniga deegaanada Hirshabeelle oo...
Shir wadatashi ah oo ku saabsan diyaarinta qorshe hawleedka Istiraatiijiyadda Xalka Waara 2021- 2022 ee dawlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta...
Xubno ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 5-aad qaybteeda 27-aad aayaa maanta loo soo xiray tababar la...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka furmay magaalada...
Ciidanka Cirka ee Turkiga ayaa soo daad-gureeyey 104 qof oo ka mid ah muwaadiniinta Turkiga ee ka hawlgelayay dalka Afgaanistaan,...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland mudane Saciid Cabdulaahi Dani iyo wafdi uu horkaca ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Garoonka...
Itoobiya ayaa gashaanka u daruurtay eedeyn kaga timid Mareykanka oo aheyd in markale ay ishortaagtay gargaar bani’aadanimo oo loogu talagalay...
Ciidamo daacad u ah xukuumaddii xilka wareejisay ee Afghanistan ayaa Jimcihii kooxda argagixisada ah ee Daalibaan dib uga qabsaday saddex...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...
RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday dalka sameeyay sare-u-kaca ugu weyn adduunka ee dhanka dib-u-habeynta xeer-nidaaminta Isgaarsiinta, sida ku cad Tirakoobka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay qaar ka mid ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho