Jabhadda ADF ayaa lagu eedeeyay in ilaa iyo 19 ruux ay bariga wadanka jamhuuriyada dimoquraadiga Congo ay ku dileen sida...
Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta daah-furtay Kulan lagu ansixinayey qorshaha istiraatijiyadeed ama shaqo ee Hey’adda cuntada Aduunka ee...
Maraakiibta ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa 539 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay dooni kuwa kalluumeysiga ah oo ku sii jeeday jasiiradda...
Ciidamada Mareykanka ayaa bilaabay heerkii ugu dambeeyay ee hawsha daad –gureynta dadka ee ka socotay Garoonka diyaaradaha Kabul, iyagoo ka...
Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, oo ujeedkiisu ahaa sidii Galmudug...
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa caawa xaafadda Cali-turcaaye ee degmada Yaaqshiid ku toogtay nin ku hubeysnaa bambaanooyin iyo qori...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 194...
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen oo howlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ayaa galabta qaabilay Wakiilka Midowga...
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta magacaabay guddiga diyaar garowga iyo...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho