Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir, qaybta Caafimaadka dugsiyada oo kaashaneysa Ururka Dhakhaatiirta Indhaha Soomaaliyeed (SOMALI OPTOMETRIC ASSOCIATION) ayaa baaritaan indhaha ah...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay guddiyada hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed iyo heer...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Muqdisho kulan kula qaatay madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Wasiirro ka tirsan Galmudug iyo Senator Siciid Siyaad ayaa kormeer ku tagay magaalada Baxdo ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Hay’ada UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse, Madaxweynaha...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug ayaa maanta magaalada...
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorsheynta Qaranka Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay Ku-xigeenka Wakiilka Deegaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Dalka Zambia mudane...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay Xog-keydiyaha Ganacsiga Soomaaliya oo ah Website...
Siminaar lagu baranayay saameynta gargaarka dibadda laga keeno uu ku yeeshay kobaca dhaqaalaha dalka iyo sida looga gaashaaman lahaa, oo...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho