Shirka Baarlamaannada Afrika ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, kaasi oo ay ka...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xiis Xasan...
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa tababar ku saabsan hubinta iyo Baarista Dukumiintiga safarka ka bilowday qaar ka mid ah xuduudaha...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumaddda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta saxiixay laba siyaasadood oo kala ah Siyaasadda Xaquuqda...
Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay shir looga hadlayo dib u yagleelidda nidaamka diiwaangelinta madaniga ah ee Muwaadinka....
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan oo maanta shir-guddoomiyey shirkii toddobaadlaha Agaasimeyaasha...
Wafdigii ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kan Hirshabeelle oo Beledweyne u joogay xalinta colaad labo beel oo walaalo ah...
Wafdigan oo uu hoggaaminayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurrey oo ay...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta guddoomiyey kullan muhiim...
Cabdullaahi Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil oo caan kaga ahaa Al-Shabaab Maxamed Carab iyo Maxamed Xuseen Xasan Abuukar ayaa loo haystaa ka...
RADIO MUQDISHO(QAAHIRA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray Magaalada Qaahira...
RADIO MUQDISHO(Addis-Ababa):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho