Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar...
Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo dhaweeyay hanaankii ay u dhacday doorashadii xubnaha Aqalka Sare ee Galmudug maanta ka...
Soomaaliya ayaa maanta ka heshay xarunta COVAX 302,400 oo ah tallaalka Johnson & Johnson (J&J), qabytii ugu horaysay. Tallaallaka J&J,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaa;la Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo...
Maanta oo ah 12 Aug 2021, waxaa dalka soo gaaray 302,400 talaalka Johnson & Johnson ee COVID-19. Tallaalkan waxaa Soomaliya...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay hannaanka ay u qabsoontay doorashadii Aqalka Sare ee...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya ayaa furay Shirka wadatashiga Barnaamijka Caymiska Xoolaha oo loogu talogalay Xoolo dhaqatada Soomaaliyeed...
Kulanka Wasiirrada ee Shirweynaha Boostada Adduunka ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Abdijan ee Caasimadda dalka Ivory Coast, iyadoo looga hadlay...
Mushaerax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyey doorashadii maanta dhacday ee lagu soo doortay lix Xildhibaan oo ka mid...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi qaar ma mid safiirada beesha...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho