Ugu yeraan 18 qof oo shaqaale muhaajiriin ah ayaa dhimatay ka dib markii gaari weyn jiirey rakaab la socday bas...
Isbitaalka Martiini ayaa mar kale dib loogu asteeyay Bukaanada uu soo ritay COVID-19, Iyadoo gabi ahaanba la joojiyay Adeegyadii kale...
Ku-xigeenka Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Kiki Gbeho oo booqasho ku tegtay magaalada Garoowe ayaa halkaasi...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa maanta guddoomiyay shirka wadatashiga dayactirka Waddada Jazeera, kaas oo ay...
Gaari nooca Hoomeyda ah oo kooxda Al-Shabaab ay ka soo buuxiyeen walxaha qaraxa ayaa ku qarxay meel u dhow deegaanka...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Nuur Cali Cabdullaahi ayaa digniin ka soo saaray...
Shirweyne ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la xiriira wada-tashiga Qaran ee xirfadaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku bogaadiyay Madaxweynaha Jubbaland iyo Guddiga Doorashada Jubbaland soo gudbinta...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada shanaad qeybta 27aad ayaa howlgallo ay kula dagaalamayaan maleeshiyada Al-Shabaab ka wada deegaanada...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Guddoomiyey kulan looga hadlayey sugidda Amniga doorashooyinka oo ka dhacaya...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho