Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa qudbad ku saabsan tamarta ka jeediyay machad TAIHE ee Shiinaha. Danjiraha...
Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka ee heer federaal ayaa maanta doortay guddoomiye cusub ka dib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho....
Waxaa Heshiis rasmi ah wada gaaray guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra'issul wasaare...
Dowladda boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay in ay ka hortageen saddex gantaal oo lagu weeraray magaalooyinka Najran iyo Jazan ee kooofurta...
Ururka Taalibaan ayaa sheegay in ay horumar ka sameeyeen dagaalka ka socda dooxda Panjshir oo ah gobalka kaliya ee ku...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray qoraal uu madaxweyne Cali Guudlaawe uga codsaday inuu deg deg...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kaas lagu kala cadeeyey goorta...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo sheegay in warbixintii ay...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib u heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane. Saciid Cabdullahi Calasow ayaa...
Safiirka Soomaaliya ee Belgium ayaaka tacsiyeeyay Geeridda Safiiradii hore ee Soomaaliya u fadhin jirtay Dalkaasi. Ka aqriso lifaaqa hoose
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...
Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho