Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Saraakiil uu hoggaaminaya ayaa kormeer ku tagay tuulada Dheghaye...
Wasaaradda Caafimaadka Ciraaq ayaa sheegtay in tirada dadka ku dhintay dabkii ka kacay Isniin, Isbitaalka Al-Hussein ee degaanka Naasiriyah, ay...
Madasha garsoorayaasha, (Judges Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay soo qabanqaabisay Maxkamadda sare ee Dalka, waxaana...
Midowga Afrika ayaa cambaareeyay rabshadaha ka socda Koonfur Afrika oo sida lasheegay ay ku dhinteen 72 qof.Dibadbaxyada looga soo horjeedo...
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dhibaatooyinka saacadahii lasoo dhaafay ay la kulmayeen muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku...
Shirka Wadatashiga Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada dawladaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka ah iyo Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir...
Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamza Saciid Xamza ayaa soo xiray shir looga hadlayey Siyaasadda Qaran ee dhalinyarada...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta soo gaaray...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay markii labaad Wasiirka...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim, oo ka hadashay xafladda daah-furka Hey’adda Naafada Qaranka ayaa sheegtay...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha, S/Guuto Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan howlgal qorshaysan oo 4-tii Sebtembar 2026 ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa daahfuray Siyaasadda Qaran ee Ilaalinta Badqabka Rayidka Xilliyada Hawlgallada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho