Maamulka Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool ayaa xariga ka jaray mashruuca dhismaha ceel biyood oo ay wasaaradda tamarta iyo kheyraadka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Abdiwali Abdulahi jaamac ayaa maanta si rasmi ah u daah furay shirka isku xirka mashaariicda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si adag u cambaareysay weerarkii ay argagisada Al-Shabaab saakay ku qaadeen shacabka degmada Wisil ee gobolka...
Wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyeynta Galmudug ayaa maanta baarlamaanka Galmudug horgesay hindise sharciyeedka nidaaminta iyo nakhshadeynta magaalooyinka, maamulka dhulka...
Hay'adda duulista rayidka ayaa galabta guddoonsiisay shatiga iyo taarigada ay ku shaqeyneyso shirkadda Jubba Airways Xaflad ballaaran oo ay ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti u diray hambalyo...
Munaasabad lagu maamusayay 44-sana guuradii kaso wareegatay markii Jabuuti ay xurnimad ka qaadatay gumestihii Faransiiska sanadkii 1977-dii ayaa lagu qabtay...
Madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Danjire Francisco Madeira ayaa hambalyo u dirayay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti, munaasabadda...
Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (M Hon. Mohamed Farah Nouh, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland ee Soomaaliya. Tan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibrahim Maxamad Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Hawlgalkan ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho