Wasaaradda Amniga Gudaha oo magacawday Guddi soo baara Rabshadihii ka dhacay Khamiistii Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Hoos ka akhriso...
Bismilahi Raxmani Raxiim Dowladda Federalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweynaysaa soo jeedinta ku saabsan Ergey gaar ah oo ka socda...
Hay'ad u dooda xuquuqda aadanaha ee Yemen ku sugan ayaa shaaca ka qaaday dilka boqolaal caruur ah oo ay da'dooda...
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada maamul gobaleedka Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle), oo ay wehliyaan Maamulka Degmada iyo...
Wasaaradda Difaaca Mareykanka, ayaa sheegtay in waddada kaliya ee Liibiya, looga baahan yahay ay tahay in dhammaan dhinacyada ay u...
Golaha Amniga Qaranka ee Itoobiya, ayaa ku eedeeyay waddamada caalamka qaar inay ka shaqeynayaan inay khatar geliyaan xasilloonida dalka, iyagoo...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa u magacaabay Jeffrey Feltman, inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan...
Booliiska Faransiiska ayaa baaritaan ku wada weerar ay ku sheegeen in uu ahaa mid argagixiso kaddib markii Gabar katirsan Booliis...
Wakaaladda wararka Turkiga Anadolu Agency, oo soo xiganeysa dad goobjoogayaal ah iyo ila wareedyo amni ayaa sheegtay in diyaaradaha dagaalka...
Kooxo Burcad Koonfur Afrrikan ah, ayaa waxay dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo kamid ahaa dadka ku Ganacsado dalkaas Koonfur Afrrikan, dilka...
War qoraal ah ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta dalka ayaa lagu faahfaahiyay Wada hadal Muqdisho ku dhexmaray Dowladda iyo xubno...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa magaalada Sharma El-Sheikh ee Jamhuuriyadda Carabta ee...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho