Urur goboleedka Igad ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay go’aanadii kasoo baxay madaxda qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku sheegay mid aan sal lahayn oo dhaawaceysa xiriirka labada dal, go’aankaiiuu madaxweynaha Mareykanka...
Wakiilka Yurub ee Arimaha Gudaha Ylva Johansson, ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay go'aanka Denmark ee ah inay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ugu baaqay dadkii ka barakacay shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Muqdisho in...
Labo Saxafi oo u dhashay dalka Spain iyo Nin u dhashay dalka Ireland oo u ololeeya Duur-joogta ayaa xalay lagu...
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa fashiliyay gaari walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen kooxaha argagaxisada ee Al-shabaab, kaasoo ay doonayeen in...
Wasaaradda caafimaadka Hindiya, ayaa soo warisay in ay u dhimatay xanuunka Covid-19 dad gaarayah 3,293, 24-kii saac ee la soo...
Maanta oo Arbaco ah Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa la filayaa in uu khudbad ka jeediyo fadhi wada jir ah...
Rag hubeysan oo Burcad ah ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa ay goob Ganacsi oo uu ka Shaqeeynayay ku dhex dileen...
Ciidanka xoogga dalka oo saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka sameeyay Tuulada Ugunji, oo hoostagta degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...
The Minister of Information, Culture and Tourism of the Federal Government of Somalia, H.E. Abdulfatah Qasim Mohamud, today officially closed...
Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho