Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaar ka ah ee Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa gaaray wafdi ay hoggamineyso...
Hoggaamiyeyaasha Afrika, qaarkood ayaa ka hadlay geeridii ku timid madaxweynihii Chad Idriss Déby, oo la toogtay xilli qeybo ka mid...
Fulinta Duqeeyntan oo ay iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibadooda caalamka ayaa waxaa lagu dilay sadax horjooge oo katirsan...
Xilli galinkii danbe ee shalay la soo gabagabeeyay wareegii labaad ee wadahadaladii ka socday Vienna, ee ku saabsanaa heshiiskii Nukliyeerka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa kulan afur ah la yeeshay madaxdii guddiyada Doorashooyinka heer federaal...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Tunisia, Mudane Cismaan Al-Jarandi....
Wasaaradda Hawlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkii u dambeeyey ku hawlanayd dhismaha Waddooyinka iskuxira gobolada dalka ayaa maanta...
Degmada Waajid waxaa ka bilowdey wajigii koowaad kulamo gaar gaar ah oo ay leeyihiin Odayasha dhaqanka beelaha dega Degmada iyo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho