Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wakiilka gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya. 1- Wareega Koowaad Monday 15 March 2021 3...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 139...
Wafdi ka socday Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayay Wasiir ku-xigeenka caafimaakda Soomalaiya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Garbahaareey ku soo...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ururka 7aad ee Kumaandooska Gorgor oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay seddex Wasiir oo ka mid noqonaya Golihiisa Wasiirada kadib...
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho isagoo ka qeybgalaya shirka looga hadlayo...
Afhayeenka ciidamda ilaalada xeebaha Tuunis ayaa sheegay inay maanta oo talaada ah kasoo saareen badda dalkaas 14 meyd oo tahriibataal...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga kulan kula yeeshay Wasiirka Horumarinta iyo...
Wasaaradda Waraabka ee Dawladda Suudaan ayaa ka digtay in 5-ta bilood ee soo socota uu hoos u dhac ku iman...
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...
Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...
Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho