Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle mudane Cabdixakiin Luqmaan ayaa sheegay in afarta sanno ee soo socta ay ka shaqeyn doonaan Hirshabeelle xasiloon...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa qeybaha kala duwan ee bulshada uga mahadceliyay kaalinta ay...
Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda KMG ah ee Villa Hargeysa ku leh kulankoodi caadiga ahaa. Mudanayaasha...
376 qof ayaa 24-saac ee la soo dhaafay UK ugu dhintay cudurka karoonaha Dhimashada maanta waa ay yareed marka loo...
Kulankaani oo u dhexeeyay Wasaaradaha Haweenka iyo xaquuqul Insaanka Heer Federaal iyo Heer Maamul Gobaleed iyo Waxgarad ka soo jeeda...
Wasaaradda Gaashaandhiga dalka Faransiiska ayaa sheegtay in ay dileen Ba Ag Moussa oo ahaa Horjoogihii koox Al-qaacidda xiriir la leh...
Ku simaha madaxweynaha Koofur Galbeed, ahna afhayeenka baarlamaanka, mudane Cali Saciid Fiqi iyo Wasiirka haweenka Soomaaliya, Xaniifo Maxamed Ibraahim (Xaabsade)...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) Mahadi ayaa oo ku hadlayay magaca dowladda federaalka soomaaliya ayaa...
Qoraal ka soo baxay xafiiska Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in Mulu Nega loo magacaabay hogaanka gobalka tigreega ee colaadu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Marwo Nuura Mustafa Mukhtaar, ayaa ka qeybgashay munaasabadda daahfurka Mashruuca Tamarta la Cusboonaysiin...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee JFS, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda, Mudane...
Wafdi ay hoggaaminayaan Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho