Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la qaatay Madaxda Midowga Musharaxiinta kulan dhammeystir u ah...
Shirkii u dhaxeeya Ra’iisul Wasaare Rooble, Midowga musharaxiinta, Qeybo kamid ah Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, ayaa looga hadlay...
Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya ay dhacayso 15...
Wasaarada difaaca ee dalka Turkiga ayaa sheegtay in 300 oo askari oo ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay tababar ku qaadanayaan...
Koox hubaysan ayaa goordhaw ku dishay agagaarka Xerada Siinaay ee Gaalkacyo Wariye Jamaal Faarax Aadan oo ka mid ahaa rugcadaayaasha...
Wasiirka Wasaradda Maaliyadda ee Dowlad Goboleedka Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa kulan wadatashi la xiriira hannaanka dib-u-hagaajinta canshuuraha Galmudug kula...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 135...
Howlgalkan oo socday asbuucyadii la soo dhaafay ayna si wada jira u iclaamiyeen Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Axmed Macalim Fiqi...
Maxamed Cadaawe waxaa uu soo saaraa neef-siiye {Ventilator} sheyga maanta loogu baahi badan yahay dalka. Hadaba halkan hoose ka daawo...
Kulan ay isugu yimaaden maamulka Dagmada Buulo-burte, odayasha dhaqanka, ururka dhallinyarada, ururka hawenka iyo bulshada qeybahoda kala duwan ayaa looga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho