Maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ayaa maanta xukun kuridey Cismaan ibraahim Cabdi oo katirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee ku...
Iyada oo tallaallo loga hortagaya xanuunkan ay dhowaan ka soo ifbaxeen gudaha dalkaasi ayaa waxaa soo baxaya digniino ku aadan...
Afhayeen u hadlay Ciidanka Yugaandha ee qeybta ah Ciidanka AMISOM oo lagu magacaabo Lt. Col. Deo Akiiki, ayaa sheegay in ay Al-Shabaab...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden wuxuu saxiixay go'aanno fulineed oo wax looga qabanaayo dhaqaalaha sii xumanaya ee Mareykanka, si wax looga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa uga digay Midowga Yurub inay sii wadaan go'aanka cunaqabateynta lagu saarayo Ankara, kaasi oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar dhulka ah kasoo amba...
In ka badan 24,000 qof oo ajnabi ah ayaa sanadkii 2020 Soomaaliya nabadgelyo u raadsaday sida ay sheegtay hay'adda UNHCR...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan looga hadlayay dardargalinta howlaha hortabinta leh ee Wasaaradda...
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa kulan wada tashi ah la yeeshay guddomiyeyaasha dagmooyinka gobolka, kaasi oo maanta lagu soo gabo gabeeyay...
H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...
Hey’adda SoDMA ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose, ka daahfurtay wajiga koowaad deeq gargaar raashin ah oo lagu...
Shirkani oo uu shir Guddoominayay Ku-xigeenka Duqa magaalada ee Maamulka iyo Maaliyadda ahna Guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho