Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xaaji Ibraahim ayaa maanta qalab isboorti kala wareegay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen Xildhibanno ka tirsan Barlamanka Federaalka Soomaaliya, kuwa Hirshabeelle, maamulka Gobolka Hiiraan iyo qeybaha...
Shaqaalaha Rayidka ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb qaatay wareegga sideed iyo tobanaad ee barnaamijka isxilqaan ee lagu...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka...
Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow Ibaraahim ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka dhabeeyay ballanqaadkii uu u sameeyay shacabka gobolka...
Alle ha u Naxariistee waxa dalka koonfur Afrika dhaawac kasoo gaaray xalay shil gaari ugu geeriyooday mid kamid ah Soomaalida...
Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Jimcihii ku baaqay in aan lagu celin khaladaadkii hore ee tallaalka anti-Covid-19 ee...
Wasaarada amniga maamulka Koonfur galbeed ayaa xaqiijisay in saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ay xalay howlgal duqeyn ah ku dileen Horjoogayaal...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho